Qorshe Qaran oo lagu kordhinayo Xirfadaha haweenka Soomaaliyeed oo la Daah-furay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha Haweenka ee ka faa’iideysiga khayraadka Badda. Qorshahan qaran ayaa loogu talo galay in si wadajir ah loogu horumariyo baahiyaha haweenka ee la xiriira wax soo saarka badda, kor u qaadidda doorka hoggaamineed ee haweenka, ka qaybgalka waxbarashada iyo … Continue reading Qorshe Qaran oo lagu kordhinayo Xirfadaha haweenka Soomaaliyeed oo la Daah-furay (Sawirro)